Home
Jawaabo
Mawduucyo
Culimada
Soon
Halkaan waxaad ka helaysaa su'aalaha iyo jawaabaha ku saabsan soonka.
Isticmaalka daawada cadayga maalinta Ramadaan soonka wax ma yeellaysaa?
Ruuxa Macaanka(Sonkor) leh ee soonkii u dhibayo muxuu soonka ka yeelayaa?
Daawada laga qaadanayo sanka ama indhaha ama dhagaha soonka wax ma yeellayaan?
Anoo sooman haddaan wax nacdalo, soonki ma iga burayaa?
Musasalada iyo filimada aan fiicnayn in la daawado bisha Ramadaan diintu maxay ka qabtaa?
Qof wax cunaya maalin Ramadaan oo is illowsan maxaa igala gudboon?
Suxuurtii hadii aan illaabo ,suxuur la'aan ma ku soomi karaa?
Qof sooman hadii uu is illaabo oo uu wax cuno ama cabo soonkii ma ka nusqaamayaa?
Ruuxu hadii uu xanuunsado ama uu safar galo maalinkii asagoo soomaan ,maalinkaas soonka ma jabin karaa?
Soon dhaar ah iyo mid qallo hal mid ma u wada niyoon karaa?
Qof qaadka ka shaqeeya ma la afuri karaa?
Qofka hadii ilkuhu dhiigaan isagoo sooman ,soonka muxuu ka yeelayaa?
Beentu soonka ma jabisaa?
Qofka musaafirka ah midkee u fiican inuu soomo mise inuu afuro?
Laadhuuga Ramadaanta la ciyaaro soonka wax ma yeelaya?
Maalin walba niyada soonka ma la iga rabaa mise hal niyo ayaa igu filan?
haddaan niyoodo ama miskaxda iga soo dhaco soonka iska jabi miyuu iga jabayaa?
Goorma ayaa fidyada la bixinayaa?
Qof sooman dhiig ma shubi karaa?
Qofkii soon ka tagay sanadkii hore oo iloobbay intuu ahaa maxaa xal ah?
Qofka suuxa soonkiisa ka warran?
Kaanoole ayaan ku qaataa daawooyin ee soonka wax ma yeelayaan?
adigoo soomaan hadaad seexatid oo aad riyootid oo sidaas shawo ku timaado soonku ma jabayaa?
hadaan rabo inaan watriga dib ka tukado ,Taraawiixdana aan imaamka la dhammeeyo maxaan sameeyaa?
Ducada qofka soomaan ee la aqbalo ma afurka ka hor mise kadib?
Xanuunka ruuxa u banaynaya inuu afuro xadkiisu waa intee?
Niyada soonku goormay bilabataa?
Qof soomaan cuno ma dhadhamin karaa?
Inaan guriga ku tukado Taraawiixda iyo inaan masaajidka ku tukado yaa fadli badan?