Beentu soonka ma jabisaa ?

Maya , laakiin ajar la'aan bay ka dhigtaa hadday badato waan soo sheegnay مَنْ لَمْ يَدعْ قَوْلَ الزُّورِ والعمَلَ بِهِ فلَيْسَ للَّهِ حَاجةٌ في أَنْ يَدَعَ طَعامَهُ وشَرَابهُ .

Erayga dambiga iyo falka dambiga ah qofkaan iska dayn Ilaahay waxba ugama baahna inuu cuno iyo cabitan iska daayo,cabsidaas ayaa Ilaahay agtiisa anfacda , sida xoolaha xajka la qalayba Alle u yiri:

{لن ينال الله لحومها ولا دماؤها ولكن يناله التقوى منكم كذلك سخرها لكم لتكبروا الله على ما هداكم وبشر المحسنين}

Tixraac: https://youtu.be/ChE9hebBhZ8?si=cFgTwqKjha_e5e7v (daqiiqada 5:39)

Logo