Ruuxa macaanka(Sonkor) leh ee soonkii u dhibayo muxuu soonka ka yeelayaa?

Dadka qaarkood ayuuba macaanku kaga fududaadaa Soonkuye, qofku wuu tijaabinayaa hadduu isku wadi karo dhib malahan ,hadii isku wadi kari waayo wuu iska afurayaa raashinna wuu bixiyaa. mar haddaanu soonkiina karayn ,qallahiina karayn . waa qof uu ku dhacay cudur aan la rajayn inuu ka bogsado .

Tixraac: https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=hwE6GuYlD0W-_8Ed (daqiiqada 11:30)

Logo