Daawada laga qaadanayo sanka ama indhaha ama dhagaha soonka wax ma yeellayaan?
11:42 AM, March 04, 2025
Daawada laga qaadanayo sanka ama indhaha ama dhagaha soonka wax ma yeellayaan?
Daawooyinka lagu dhibqanayo indhaha dhibaato maleh, laakiin sanka iyo dhagaha waa laga daynayaa oo rasuulku scw wuxuu yiri : Inaad soomantahay moyaane biyahaad sanka galinaysid markaad waysaynayso ku sii yara xeel dheeroow.
وبالغ في الاستنشاق إلا أن تكون صائماً
Tixraac: https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=hwE6GuYlD0W-_8Ed (daqiiqada 17:40)