Xanuunka ruuxa u banaynaya inuu afuro xadkiisu waa intee?
Waa xanuunka keeni kara mashaqada. Cibaadada waxa la yiraahda waxay yeedahay mashaqo(culays/dhib) iska caadi ah ;soonka ,salaadda ,xajka in tijaabo ah oo culays ah oo loogu talagalay qofka in lagu imtixaamo addoonnimadiisa ayay leeyihiin ,laakiin cudurdaarku wuxuu imaadaa hadii mashaqadu badato ,marka xanuunkii hadduu kugu badato oo aad xamili wayso ,waqtigaasaad fursadda haysataa .
Tixraac: https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=hwE6GuYlD0W-_8Ed (daqiiqada 10:44)