Qofkii soon ka tagay sanadkii hire oo iloobay intuu ahaa maxaa xal ah?
Jawaab: Qof soonkii dayacay buu u muuqdaa, waqtigii uu joogay ma soomin intuu ahaana ma xasuusan ,si kastaba ha noqotee inta ugu badan ee aad filaysid inuu ahaa ayaad qallayn. Waayo in lagugu lahaa waa la hubaa inaad qayb ka soontayna waad hubtaa inta ugu badan ee aad u malayso inaadan soomin baa qallaheeda lagugu yeelnayaa .
Tixraac: https://youtu.be/oiwuNrUpBsY?si=Z_IJbtdHmVmipwnA (daqiiqada 38:00)