Musasaaladka iyo filimada aan fiicnayn in la daawado bisha Ramadaan diintu maxay ka qabtaa?

Bisha Ramadaan qofku musasal inuu daawado sax ma'ahan, waayo? waqti uma hayo . Waqtigeennu maalintiina waa soon la dhowrayo isha iyo ibta iyo uurka, intaba laga ilaaliyo waxaan sax ahayn ,habeenkiina waa salaad ayaan u taagannahay. Waqtigu waa qaali ,inta badan dadku musasalada waxay u daawadan inay waqtiga isku dhaafiyaan, waqtiguna mid la heli karaba ma'ahan waqti aan ku soo maraynin oo sidaas ku tagay oo qiima badan weeye sidaas daraadeed jaaniskaan inaan iska lumino waa khalad . Musasalada iska ilaaliya maraad cilmiga raajacaysaan iyo maraad cibaadada badsanaysaan waqtigiina ka dhiga.

Tixraac: https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=hwE6GuYlD0W-_8Ed (daqiiqada 16:00)

Logo