Qof wax cunaya maalin Ramadaan oo is illowsan maxaa igala gudboon?
Waxaa kula gudboon inaad baraarujisid oo tiraahdid waad soomanayd habeloow/heblaayooy halkaas ku jooji.
{وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلا تَعَاوَنُوا عَلَى الإثْمِ وَالْعُدْوَانِ..}
Tixraac: https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=WlL3BXYAl0uSTxmq(daqiiqada 10:20)