Ruuxii xanuunsanayay ama musaafirka ahaa hadii ay subaxdii ay baxayeen galeen iyagoo sooman ama xanuunsadeen ,soonkii ma jabin karaan?

Qofkii isagoo soomaan markuu safro ama xanuun ku yimaado ,ruqsadii wuu haystaa Laakiin qofka safraya soonkii wuxuu jabin karaa markuu ka baxo magaaladiisii ee intuu magaalada ku jiro ma jabinayo ,qofka bukana haduu soo soomanaa wuxuu jabinayaa waqtigaa uu xamali waayo.

Tixraac : https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=hwE6GuYlD0W-_8Ed(daqiiqada 12:08)

Logo