Niyada soonku goormay bilaabataa?
Qoraxdu markay dhacdo ilaa salaadda subax laga gaaro waqti wasac ayaad haysataa oo aad niyaato ,qayb kamid ah hadaad ku talagasho wax ka hor imaanaya hadaadan samaynaynin oo aadan dib ka go'aansan inaad iskaba dayso soonka ,niyadaasaa kuu jirta. xataa hadii aad maqribka niyooto hadii aadan is baddalin oo aad gaarin go'aan ah berri inaadan soomin , niyada maqribka ayaa kugu filan.
Tixraac: https://youtu.be/ChE9hebBhZ8?si=iHWWebEsMzqWLx0G (daqiiqada 7: 44)