Suxuurtii hadii aan illaabo ,suxuur la'aan ma ku soomi karaa?
Haduu qofku illaabo suxuurta dhib maleh wuu iska soomi karaa, shardi uma ahan suxuurtu soonka , waa sunne .Sunnaha haduu qofku haleeli waayo ama ka tago dhib ma jiro .
Tixraac: https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=hwE6GuYlD0W-_8Ed (daqiiqada 17:20)