adigoo soomaan hadaad seexatid oo aad riyootid oo sidaas shawo ku timaado soonku ma jabayaa?
10:19 AM, March 05, 2025
Adigoo soomaan hadaad seexatid oo aad riyootid oo sidaas shawo ku timaado soonku ma jabayaa?
Maya waad qubaysan qof hurdaa khiyaar malahan waxna ma oga , ogaal la'aan bay kaga timid , waxaana la mid ah xataa asagoo soo jeeda hadii ogaal la'aan kaaga timaado (ogaal la'aan shahwadu waxay ugu imaan kartaa inuu xanuun sababo , ama hadaad aad u naxdid) sidaas darteed qofka iska keena ayay ka burinaysaa ee qofka kale waxba u dhibi mayso soonkiisa.
Tixraac
https://youtu.be/oiwuNrUpBsY?si=RiIpc4ayXa8Bd0xq (Daqiiqada 42aad)