hadaan rabo inaan watriga dib ka tukado ,Taraawiixdana aan imaamka la dhammeeyo maxaan sameeyaa?
9:13 AM, March 05, 2025
Imaamkana inaan la dhamaystana waan rabaa , watrigaygii dib inaan ka tukadaan rabaa si la isu waafajiyo ma jirtaa ?
Haa. Markuu imaamku galo rakcada watriga adigu watri ha niyoon ee 2 rakco niyoo . Markaad ataxyaadka dhammayso oo salaadda ka baxo istaag oo hal rakcad ku dar sidii qof hal rakcad subxiga ka soo gaaray oo kale samee oo gadaal uga dar. Markaas adigu watar maadan tukan imaamkiina waad la dhammaysatay.
Tixraac
https://youtu.be/oiwuNrUpBsY?si=RiIpc4ayXa8Bd0xq
Daqiiqada 36aad