Qofka hadii ilkuhu dhiigaan isagoo sooman ,soonka muxuu ka yeelayaa ?
Dhiiga ka imaanaya ilkaha waa nijaas sidaas daraadeed qofku waa inuu iska tufaa kana luqluqdaa. Xalku waa sidaas.
Tixraac: https://youtu.be/xSHZlug2F8o?si=hwE6GuYlD0W-_8Ed (daqiiqada 18:28)