Sh Maxamuud Maxamed Shibli waa Caalim Soomaaliyeed . Sheekhu wuxuu culuumta shareecada ka soo bartay gudaha dhulka Soomaalida iyo dibadda. Wuxuuna ka soo baxay kulliyada Xadiiska ee Jaamacadda Islaamiga ee Magaalada Madiino.