Home
Jawaabo
Mawduucyo
Culimada
Dhammaan su'aalaha iyo jawaabaha
halkaan waxaad ka helaysaa , dhammaan su'aalaha iyo jawaabaha website-ka ku jira.
Xanuunka ruuxa u banaynaya inuu afuro xadkiisu waa intee?
Qof wax cunaya maalin Ramadaan oo is illowsan maxaa igala gudboon?
Maalin walba niyada soonka ma la iga rabaa mise hal niyo ayaa igu filan?
Qof sooman hadii uu is illaabo oo uu wax cuno ama cabo soonkii ma ka nusqaamayaa?
Adkaarta Hurdada ma akhrin karaa hadaan caado qabo?
Daawooyinka ilmaha lagu kala koroyo(fogeeyo) , ma la qaadan karaa?
Anigoo salaada ku jira hadii aan akhriyo aayadda na amraysa inaan nabiga scw ku sallino , ma ku sallin karaa?
Salaaddu gabadha maka ansaxaysaa haddii lugaha hoostoodu aanay asturnayn iyo gacmuhuba?
Dadka qaar marka ay xanuusanayaan waxa lagu xidhaa qalab kaadida ka soo saara, markaa qofkii salaaddiisa maxaa laga yeelayaa?
Anoo sooman haddaan wax nacdalo, soonki ma iga burayaa?
Prev
Next
page 5 of 6 pages