Daawooyinka ilamaha lagu kala koroyo(fogeeyo) , ma la qaadan karaa?
Haa, waa banaanyihiin hadii aynaan hooyada dhibaato ku keeneen hadii ay hooyada dhabar furan iyo xanuun jirka ah ku keenayaa ma banaana dhibkaas ay keenaan daraadeed. Nabi scw wuxuu yiri : Umada yaan la dhibin qofkuna yuusan is dhibin (لا ضرر ولا ضرار)
Laakin hadi aysan dhibaato caafimaad u keenayn way ku kala fogyn kartaa daawada markay u baahato.
Tixraac: https://youtu.be/9pqIWIO07Qg?si=h5L44fR1KNjlargf (daqiiqada 11aad)