Bidaarta hadii timo lagu beero ma sax baa ?


Jirka Bini'aadamka isbaddalada ku dhaca wixii ceeba ee ku soo kordha ee aan asal ahayn hadiiba la hagaajin karo way banaan tahay in laga hagaajiyo , wixii ceeb ahaan u muuqda , Wixii Alle ku abuuray ee asalka ah in la baddalo waa xaaraan. Midabka iyo suuradduu Alle ku siiyay ma baddali kartid. Laakiin hadday jirto waxyaabo abuurkii aadanaha ka baxsan oo kugu soo kordhay waa laga daawayn karaa. Bidaartaas ayaan ka mid ah hadii timo loo soo saari karo dhib malahan. Hal shardi uunbaa shardi ah inaydaan idinkoo bidaar leh gabdhaha ku sirin oo dumarka aydaan u been guurin baa shardi ah .

Tixraac:

https://youtu.be/TBPre7TN7mA?si=3zaVmCSDnMUNuz2D (daqiiqada 9aad)

Logo