Sawirka Sh Umal

Sh Maxamed Cabdi Umal

Sh Maxamed Cabdi Umal wuxu waxbarashadiisa ku soo qaatay gudaha dhulka soomaalida iyo dibada. Wuxuu 1993 ka soo qalinjabiyay jaamacadda Islaamiga ah ee Magaalada Madiino. Intaa wixii ka dambeeyay wuxuu ku jiray faafinta dacwada.


Logo