Qofka jabay ee faashada masixi jiray markuu caafimaado ma soo qallaynayaa salaadda?

Masaxaad oo kaliya hadii uu samayn jiray oo uusan booraysan jirin wuu soo celinayaa qofka sidaas oo kale oo jaba oo meeshii aan mayri karin oo kab saaranyahay inta caafimaadka qabta inuu mayro ,faashadda dusheedana uu masaxo booraysi(gabagabaysi) uu la yimaado ayaa waajib ku ah .

Tixraac: https://t.me/kamaalCenter/1188(daqiiqada 2aad)

Logo