Sheekhu wuxuu PhD ka haysta fiqiga Islaamka, Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiina Almunawarah. Wuxuu maamule ka yahay Markazka Daaru Xadiith, wuxuuna duruus ka bixiyaa masaajidda magaalada Muqdisho qaarkood.