Su'aal :Imaamku hadii rakcad kordhiyo maxaa la sameeyaa?
Jawaab: Labo arimood baa ubanaan:
inuu ka goosto, oo sagu salaaddiisa iska dhammaysto, iyo in aanuu ka goosan laakiin uu ku sugo Ataxiyaadka inta uu soo dhamaysanayo, oo salaadda mar kala baxo imaamka (sidan baana wanaagsan)